dib u guradka dhaqaalaha
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
DIB U GURADKA DHAQAALAHA
Recessione
Recession
Waa marka ay dal ka hakadaan, ama in muddo ah ka joogsadaan, hawlaha la xiriira ganacsigiisa guud, oo markaas dhaqaalihiisa wax u dhinmaan.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
habka dhaqanka dhaqaalaha
m. n. socio-economic formation
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
habka_dhaqanka_dhaqaalaha
de: socio-economic formation
lx: habka dhaqanka dhaqaalaha
ps: np-m
key: habka_dhaqanka_dhaqaalaha
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
dib u tuuridda waranka
to throw back the javelin